Kulan Su’aalo weydiin ah oo ay qabatay madasha Muwaadin Platform ayaa waxaa marti ku ahaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir iyo Wasiir hore Cabdiraxmaan Ceynte Gudoomiyaha Xisbiga Xaqsoor.
Kulankan ayaa looga hadlay marxalada Siyaasadda Soomaaliya oo afar sano kasto taagan meel aan laga gudbin, waxaana su’aalo laiska weydiiday dooda taagan iyo aragti ay wataan mucaaradka.
Halkan ka daawo Dooda Muuwaadin Platform:









