Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa bilaabay kulamo wadatash ah oo lagu xoojinayaa dadaallada heer Qaran ee ku aaddan xal u helidda xasillooni darrada siyaasadeed iyo midnimada dalka oo wajahaysa halis weyn.
Farmaajo ayaa la kulmay xubno Siyaasiyiin iyo Waxgarad,waxaana kulamadan diirrada lagu saaray xaaladda dalka iyo duruufaha ay la daalaa-dhacayaan shacabka Soomaaliyeed la qaadan doonaa hormuudka siyaasadda, masuuliyiin iyo haldoorka bulshada.













