• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka caalamka

Madaxweynaha South Sudan oo Xilka ka qaaday ku-xigeenkiisa

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 13, 2025
in wararka caalamka
0
Madaxweynaha South Sudan oo Xilka ka qaaday ku-xigeenkiisa
0
SHARES
6
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa xilka ka qaaday mid ka mid ah ku-xigeennadiisa oo la yiraahdo Benjamin Bol Mel, oo loo arkayay musharrax suuragal ah oo beddeli kara. Salva Kiir ayaa sidoo kale ka qaaday darajadii uu ciidan ahaan u hayay ee Jeneraalnimo, isagoo sidoo kale xilka ka qaaday guddoomiyihii Bangiga Dhexe iyo madaxa Hay’adda Canshuuraha, Labaduba waxa la rumeysan yahay inay ahaayeen saaxiibbo ku dhow ninka xilka laga qaaday.

Go’aankan lama sheegin sabab rasmi ah oo ka dambeysa, balse waxaa lagu shaaciyay wareegto lagu baahiyay telefishanka dowladda, taas oo muujineysa in isbeddel siyaasadeed oo ballaaran uu ka socdo xafiiska madaxweynaha. 

Falkaani wuxuu abuuray su’aalo badan oo ku saabsan jihada cusub ee hoggaanka Koonfurta Suudaan. 

Xilka qaadista ayaa timid xilli dalka ay ka taagan yihiin cabsi ku saabsan dib u soo laabashada dagaal sokeeye, kadib markii uu burburay heshiiskii awood-qaybsiga ee u dhexeeyay Madaxweyne salva Kiir iyo mucaaradkiisa Riek Machar. 

Khubarada siyaasadda ayaa ka digaya in tallaabooyinkan ay sii hurin karaan xiisadda siyaasadeed ee haatan taagan, taas oo khatar gelin karta xasilloonida dalka ugu yar Bariga Afrika.

South Sudan’s President Salva Kiir (R) embraces Taban Deng Gai after his swearing-in ceremony as First Vice President at the Presidential Palace in the capital of Juba, South Sudan, July 26, 2016. REUTERS/Jok Solomun
Previous Post

Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Next Post

Farmaajo oo Muqdisho ka wada Kulamo Wadatashi.

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Farmaajo oo Muqdisho ka wada Kulamo Wadatashi.

Farmaajo oo Muqdisho ka wada Kulamo Wadatashi.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
Puntland oo xaqiijisay in ay la wareegtay Xerada Ciidanka ee magaalada Carmo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

July 30, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable