• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Imaaraadka ka dib, Yaa la wareegaya taageeradda Ciidanka Soomaaliya?

Somali Cable TV by Somali Cable TV
January 15, 2026
in wararka gudaha
0
Imaaraadka ka dib, Yaa la wareegaya taageeradda Ciidanka Soomaaliya?
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qaraar kasoo baxay dowladda Soomaaliya 12-kii Janaayo ee sanadkan 2026 waxaa lagu laalay dhamaan heshiisyadii dowladda Imaaraadka Carabta ay kula jirtay dowladda Soomaaliya.

Heshiisyadan la baabi’iyay waxaa qeyb ka ahaa dhinacyada difaaca aiyo amniga, waxaana uu si gaar ah u taabanayay taageero dhanka ciidanka oo ay imaaraadka siin jireen ciidamada dowladda Soomaaliya.

Waxaa la sheegay in Imaaraadka uu bixin jiray kabka mushaarka ciidamo ka tirsan xoogga dalka, si gaar ah ciidanka Boliis Milataaro.

Tan iyo markii uu xumaaday xiriirkii Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya waxaa su’aal leyska weydiiyay cida la wareegeysa kaalintii taageero ee Imaaraadka oo ay ugu weyn tahay dhanka ciidanka.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cumar Cali Cabdi oo la hadlay Somali Cable TV ayaa ka jawaabay Su’aasha ah cida la wareegeysa booskii ay ka baxeen Imaaraadka ee taageerada ciidanka Soomaaliya?

Previous Post

Howlgal laga fuliyay Gobolka Jubbada dhexe

Next Post

Kulanka Raisul Wasaaraha iyo Agaasimaha Hay’adda Maaliyada Caalamiga ee Bariga Afrika

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Kulanka Raisul Wasaaraha iyo Agaasimaha Hay’adda Maaliyada Caalamiga ee Bariga Afrika

Kulanka Raisul Wasaaraha iyo Agaasimaha Hay'adda Maaliyada Caalamiga ee Bariga Afrika

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025
Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable