• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Kulanka Gudoomiye Aadan Madoobe iyo Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Bariga Afrika

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 16, 2025
in wararka gudaha
0
Kulanka Gudoomiye Aadan Madoobe iyo Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Bariga Afrika
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Frderaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga  Dhaqaalaha Bariga Afrika, kuwaas oo ay shalay doorteen Xildhibaanadda labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka oo kulanka furay ayaa ugu horeyn Xildhibaanadda ugu hambalyeeyay mas’uuliyadda cusub ee loo doortay, waxa uuna sheegay in umadda Soomaaliyeed ay ka sugeyso wax qabad muuqda iyo matalaad dhab ah.

Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga ayaa Xildhibaanadda labada aqal ee Baarlamaanka dalka uga mahadceliyay sida kalsoonida leh ee ay ugu doorteen in ay Soomaaliya ku metelaan Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulanka soo xiray ayaa Xildhibaanadda cusub ee Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika kula dardaarmay mas’uuliyadda ka saaran in ay si dhab ah qaranka Soomaaliyeed ugu matalaan Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika, maadaama dadka Soomaaliyeed ay ka sugayaan waxqabad muuqda iyo in ay ka shaqeeyaan danaha qaranka Soomaaliyeed.

Previous Post

“NISA, Boliis, Milatari iyo Shacabka, dhamaan hala baaro”

Next Post

Shacab xaq darro ugu xiran Saldhigyada Ciidan ee Muqdisho

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
Puntland oo xaqiijisay in ay la wareegtay Xerada Ciidanka ee magaalada Carmo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

July 30, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable