WARGELIN
Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa uu cid kasta oo ay khuseyso ku wargalinayaa in shakhsiga magaciisa yahay Naasir Cigge (Nasir Ige ) oo sawirkiisa halkan ka muuqdo uusan wax xil ah ka haynin, kana shaqayn xafiiska Raiisul Wasaaraha, iyo hey’ad kale oo dowladeed.










