• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Kaarka Codbixinta doorashada oo la bilaabay

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 15, 2025
in wararka gudaha
0
Kaarka Codbixinta doorashada oo la bilaabay
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Munaasabaddan oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa; Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Maamulka Gobolka Banaadir, wakiillo ka socday bulshada rayidka, iyo boqollaal qof oo diyaar u ahaa qaadashada kaararka cod-bixinta.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay shacabka caasimadda ee waqtigooda u huraya gudashada xuquuqdooda dastuuriga ah. Waxa uu ku dhiirrigeliyay in aan loo kala harin qaadashada kaararka, sida ay si wadajir ah ugu soo baxeen is-diiwaangelintii hore.

Duqa Muqdisho ayaa shacabka caasimadda ku sifeeyay dad u diyaarsan dowladnimo dhab ah, kuwaas oo “dhegaha ka furaystay danleyda siyaasadeed ee aan masiirkooda ka shaqaynayn.” Waxa uu ku adkeeyay in muwaadin kasta uu xaq u leeyahay doorashada qofka iyo xisbiga uu u arko inuu meteli karo, isagoo ku boorriyay inay si miyir leh u kala doortaan danleyda iyo daryeelayaasha masiirka ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Miisaaniyadda dowaladda ee 2026 oo loo gudbiyay Baarlamaaka 11-aad

Next Post

Naasir Cigge oo sheekadiisa Tiktoka qabsatay ayaa go’aan laga soo saaray.

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Naasir Cigge oo sheekadiisa Tiktoka qabsatay ayaa go’aan laga soo saaray.

Naasir Cigge oo sheekadiisa Tiktoka qabsatay ayaa go'aan laga soo saaray.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable