Senatarada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka ayaa maanta mar kale dood ka yeeshay khilaafka maamul Goboleedyada iyo dowladda Federalka.
Senator Muuse Suudi oo ka hadlay kulanka ayaa soo hadal qaaday xuquuqda maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, waxa uu sheegay in Gobolka Banaadir uu leeyahay xuquuq la mid ah kan maamul Goboleedyada.
“Gudoomiyaha Gobolka Banaadir waxay isku xuquuq noqonayaan Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada” Senator Muuse Suudi.










