• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Barnaamijka Dhaqaalaha loo dhanyahay ee Barxnaano oo lasoo bandhigay

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 19, 2025
in wararka gudaha
0
Barnaamijka Dhaqaalaha loo dhanyahay ee Barxnaano oo lasoo bandhigay
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay mashruuca weyn ee dhaqaalaha loo dhanyahay ee Baxnaano ayaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, xubno kale oo ka tirsan hay’adaha dowladda iyo bulshada rayidka ayaa ka qeybgalay xaflada Barnaamijka dhaqaalaha loo dhan yahay, waxaana lasoo bandhigay Kun arday oo ka qalin jabisay mashruucan.

Munaasabadan waxaa lagu soo bandhigay ahmiyada Barnaamijka dhaqaalaha loo dhanyahay ee Baxnaano,fursadaha dhalinyarada ee Kujira Barnaamijka iyo kobaca xirfadaha shaqo ee dhalinyarada.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in Talaabo weyn oo Taariikhi ah la qaaday, isagoo sheegay inay soo bandhigeen fursado dhalinyarada ka saaraya shaqo la’aanta.

Previous Post

Senator Muuse Suudi oo ka hadlay Xuquuqda Gobolka Banaadir.

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Horumarka Afrika.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable