• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 22, 2025
in wararka gudaha
0
Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac,ayaa maanta Muqdisho ka furmay Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya, kaasoo socon doono muddo labo cisho ah.

Sanadkan Shirweynuhu wuxuu diiradda saari doonaa “Doorka Bulshada ee la Tacaalida Masiibooyinka iyo Isbeddelka Cimilada.” Waxaa si wadajir ah u martigelinaya Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) iyo Jaamacadda Muqdisho, iyadoo taageero xooggan laga helayo Hay’adda Plan International.

Shirka waxaa ka qeyb galaya Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha SoDMA, hogaanka Jamaacadda Muqdisho, iyo boqolaal marti sharaf ah.

Previous Post

Villa Somalia oo xal u raadineysa Mucaaradka iyo Lafta Gareen.

Next Post

Falcelin ka dhalatay Khilaafka Koonfur Galbeed.

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Falcelin ka dhalatay Khilaafka Koonfur Galbeed.

Falcelin ka dhalatay Khilaafka Koonfur Galbeed.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025
Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable