• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home Blog

Taliye Odawaa oo lahadlay Shacabka Awdhiigle.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 20, 2025
in Blog, wararka gudaha
0
Taliye Odawaa oo lahadlay Shacabka Awdhiigle.
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka S/Gaas Odawa Yusuf Raage oo ku sugan degmada Awdhiigle ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa la hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmadaasi.

Taliye Odawaa ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyinkii loo soo maray dibu xoreynta deegaanada Shabeellaha hoose,isagoo sheegay in degmada Awdhiigle laga saaray marxalad adag oo ay galiyeen AS.

Taliyaha waxa uu sheegay in adeegyadii dowladda dib loo soo celiyay, kadib howlgaladii lagu qabtay Awdhiigle iyo deegaanada kale ee Gobolka.

Previous Post

Tiigsigii wuu taabbo-galayaa | Maqaal |

Next Post

KULANKA RAISUL WASAARE XAMSA IYO WAKIILKA MIDOWGA YURUB EE AFRIKA

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
Puntland oo xaqiijisay in ay la wareegtay Xerada Ciidanka ee magaalada Carmo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

July 30, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable