• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka caalamka

Trump oo amray in la xayiro Maraakiibta Shidaalka ee Venezuela

Somali Cable TV by Somali Cable TV
December 17, 2025
in wararka caalamka
0
Trump oo amray in la xayiro Maraakiibta Shidaalka ee Venezuela
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Trump ayaa amar ku bixiyay in si buuxda loo xannibo dhammaan maraakiibta shidaalka ee la cunaqabateeyay ee gala ama ka baxa Venezuela. Qoraal uu ku daabacay bartiisa bulshada, Trump wuxuu sheegay in xukuumadda Nicolás Maduro loo aqoonsaday urur argagixiso oo ajnabi ah, isagoo ku eedeeyay xatooyo hanti Mareykan ah, tahriibin daroogo, iyo ka ganacsiga dadka.

Trump ayaa intaas ku daray in tallaabadan ay tahay mid amni iyo cadaadis siyaasadeed lagu saarayo Venezuela, si loo joojiyo waxa uu ku tilmaamay khataro ka imanaya dowladda Venezuela. Hadalkan ayaa imanaya toddobaad kaddib markii Mareykanku uu qabtay markab shidaal oo marayay xeebaha Venezuela.

Dhankeeda, dowladda Venezuela ayaa si adag u cambaareysay go’aankaas, iyadoo ku tilmaantay “hanjabaad dagaal” iyo ku xadgudub sharciga caalamiga ah. Sidoo kale dowladda Venezuela waxay sheegtay in safiirkeeda Qaramada Midoobay uu arrintan u gudbin doono golayaasha caalamiga ah, isla markaana ay diyaar u yihiin difaaca dalka, shacabka iyo hay’adaha amniga.

Previous Post

Hawlgalka Amniga Soomaaliya oo wajahaya dhaqaale yari halis galinaysa Mustaqbalkiisa

Next Post

Kulan amni oo lagu qabtay degmada Waajid ee Gobolka Bakool

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
Puntland oo xaqiijisay in ay la wareegtay Xerada Ciidanka ee magaalada Carmo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

July 30, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable