Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo Siyaasiyiin ayaa ka qeybgalay soo dhaweynta Farmaajo oo muddo ka maqnaa dalka.
Dibu soo laabashada Farmaajo ee dalka ayaa la xiriirta howlaha doorashooyinka, iyadoo muddo xileedka hay’adaha dowladda uu sii dhamaanayo.










