• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Kulan amni oo lagu qabtay degmada Waajid ee Gobolka Bakool

Somali Cable TV by Somali Cable TV
December 21, 2025
in wararka gudaha
0
Kulan amni oo lagu qabtay degmada Waajid ee Gobolka Bakool
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey shir looga hadlayey xoojinta Amniga Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Maamulka Degmada Waajid iyo saraakiisha laamaha Amniga qeybahooda kala duwan kuwaas oo si qoto dheer uga wada hadlay xaaladda guud ee Amniga, caqabadaha jira iyo tallaabooyinka lagu xoojinayo Nabadgelyada Degmada.

Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga laamaha amniga iyo bulshada, isagoo faray saraakiisha amniga in ay dardar geliyaan howlgallada lagu sugayo Amniga isla markaana la xoojiyo wada-shaqeynta Shacabka si looga hortago falalka Amni darrada.

Previous Post

Trump oo amray in la xayiro Maraakiibta Shidaalka ee Venezuela

Next Post

Sheekh Shariif oo magaalada Kismaayo kula kulmay Dhalinyaro

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026
Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

October 17, 2026
Sheekh Shariif oo Go’aan kasoo saaray jadwalka cusub ee Doorashada

October 15, 2026
Xafiiska Raisul Wasaare Xamsa oo soo dhaweeyay jadwalka doorashada heer Federal

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026
Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

October 17, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable