Kulan ay yeeheyn Golaha Wasiiradda Puntland ayaa lagu cadeeyay mowqifka Puntland ee muddo-Xileedka hay’adaha dowladda Federalka,si gaar waxaa farta looogu fiiqay muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhamaaday 15-ka May 2026.
Puntland ayaa soo saartay Go’aan rasmi ah oo lagu cadeeyay mowqifkeeda iyo muddo xileedka hay’adaha Federalka.











