Jawaab iyo cambaareyn aya ka dhalatay dalabkii Golaha Mustaqbalka ee ahaa in dalka la galiyo marxalad KMG ah, maadaama muddo xileedka hay’addaha dowladda Federalka uu dhamaaday.
Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Somali Cable ayaa si adag uga hadlay codsiga mucaaradka ee marxalada KMG ah, isagoo ku sifeeyay aragti u adeegeyso dowlado Shisheeye.
“Wax soconayo ma ahan in 50-sanno kadib la yiraahdo Shisheeye ayaan hoos galeynaa ee dalka dib haloo celiyo” Wasiir Xundubeey.









