• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Dawladda Soomaaliya oo war kasoo saartay madaxii ururka gooni-goosadka koofurta Yemen.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
January 8, 2026
in wararka gudaha
0
Dawladda Soomaaliya oo war kasoo saartay madaxii ururka gooni-goosadka koofurta Yemen.
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka war heshay warar la xiriira isticmaal aan oggolaansho lahayn oo lagu sameeyay hawada iyo garoomada diyaaradaha qaranka Soomaaliya, si loo fududeeyo dhaqdhaqaaqa qof siyaasi ah oo baxsad ah.

Hay’addu, iyadoo la kaashaneysa hay’adaha kale ee qaranka ee ay khusayso, ayaa bilowday baaritaan degdeg ah si loo xaqiijiyo saxnaanta wararkaasi, loona ogaado in ay jireen wax jebin ah oo lagu sameeyay shuruucda Soomaaliya, nidaamyada la dejiyay, ama habraacyada oggolaanshaha.

Haddii la xaqiijiyo, falalkaasi waxay noqon doonaan xadgudub culus oo ka dhan ah madax-bannaanida qaranka Soomaaliya iyo xeerarka socdaalka. Fududeynta baxsadka dad la raadinayo ama fulinta hawlgallo hal-dhinac ah oo lagu sameeyo dhulka Soomaaliya iyada oo aan oggolaansho sharci ah jirin waa mid aan la aqbali karin. Ixtiraamka madax-bannaanida iyo ku dhaqanka shuruucda qaran iyo kuwa caalami ah waa mabaa’di aan laga gorgortami karin.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si cad oo joogto ah u taageertay baaqa Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee ku aaddan wadahadal lagu qabto magaalada Riyadh, kaas oo ah geeddi-socodka siyaasadeed ee ku habboon xal u helidda xaaladda Yemen. Isku day kasta oo uu Aidarous Al-Zoubaidi ku doonayo inuu kaga baxsado geeddi-socodkan, oo ay ku jirto taageero dibadeed oo la tuhunsan yahay, wuxuu si toos ah uga hor imanayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda.

Haddii baaritaanku caddeeyo wararkaasi, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay tilmaamaysaa in ficilladaasi sidoo kale noqon doonaan jebin heshiisyada laba-geesoodka ah ee khuseeya iyo xadgudub ku ah mabaadi’da sharciga caalamiga ah ee nidaamiya dhaqdhaqaaqa sharciga ah ee dadka.

Previous Post

“Israa’iil waxey u yeeratay munaafaqa weyn Cabdiraxman Cirro”

Next Post

Kulamada Golaha Shacabka oo dib u furmay.

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Kulamada Golaha Shacabka oo dib u furmay.

Kulamada Golaha Shacabka oo dib u furmay.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable