• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka caalamka

Doomo ay la socdeen Tahriibayaal oo ku degtay Xeebaha Liibiya.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 16, 2025
in wararka caalamka
0
Doomo ay la socdeen Tahriibayaal oo ku degtay Xeebaha Liibiya.
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen kadib markii labo doon oo ay saarnaayeen ku dhowaad 100 tahriibayaal ah ay ku degeen xeebaha dalka Libya, sida ay sheegeen hay’adaha gurmadka.

Dhimashada la xaqiijiyay waxay dhammaantood ka mid ahaayeen rakaab Bangladeshi ah oo ku safrayay mid ka mid ah doomahaasi.

Doonta labaad oo waday ku dhowaad 70 qof oo u badan muwaadiniin ka soo jeeda Sudan ayaa sidoo kale degtay, hase ahaatee wali lama caddeyn tirada dhimashada doontaas.

Labadan doonyood ayaa isticmaalayay marin-biyoodka Mediterranean-ka dhexe oo ay Qaramada Midoobay ku tilmaantay “marinka ugu halista badan ee socdaalka aduunka.”

Hay’adda Libyan Red Crescent ayaa shaacisay sawirro muujinaya shaqaalahooda oo gargaar siinaya dadka ka badbaaday, halka meelo kale lagu arkayay bacaha madow ee meydadka,Doonyaha ayaa ka baxay magaalada dekedda ah ee Al Khums ee waqooyi-galbeed Libya.

In ka badan 1,500 qof ayaa lagu sheegay inay ku dhinteen ama la la’yahay sannadkan 2025 iyaga oo isku dayay inay ku gudbaan badda Mediterranean-ka, ayna ku dhawaad saddex meelood meel dhimashadan ay ka dhaceen xeebaha Libya. Libya ayaa weli ah goobta ugu badan ee dadka tahriibayaashu ka ambabaxaan iyagoo ku wajahan Yurub.

Dhacdadan waxay imaaneysaa iyadoo dhowaan boqolaal tahriibayaal kale la soo sheegay inay maqan yihiin kadib markii doontoodii ay ku degtay badda.

Dalal ay ka mid yihiin UK, Spain, Norway iyo Sierra Leone ayaa toddobaadkan ku cadaadiyay Libya inay xiraan xabsiyada ay ku jiraan tahriibayaasha, kuwaas oo lagu eedeeyo jirdil, tacaddi iyo dilal sharci darro ah, sida lagu sheegay shir ka dhacay magaalada Geneva.

Previous Post

Xogta Xubno ka tirsan Daacish oo lagu ogaaday Nidaamka E-visa ee dowladda Soomaaliya.

Next Post

Baarlamaanka oo fadhigii labaad ka yeeshay xisaab xirka maaliyadeed ee sanadkii 2024

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
Puntland oo xaqiijisay in ay la wareegtay Xerada Ciidanka ee magaalada Carmo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

July 30, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable