• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Baarlamaanka oo fadhigii labaad ka yeeshay xisaab xirka maaliyadeed ee sanadkii 2024

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 17, 2025
in wararka gudaha
0
Baarlamaanka oo fadhigii labaad ka yeeshay xisaab xirka maaliyadeed ee sanadkii 2024
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa ku wadajirka ah ee shanaad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde.

Ajendaha kulanka ayaa waxa uu ahaa Akhrinta labaad ee Xisaab-xirka sanad miisaaniyadeedkii 2025, waxaana warbixinta Akhrinta labaad ee xisaabxirka sanad miisaaniyadeedkii 2024 mudanayaasha labada Aqal la wadaagay Guddoomiyaha Guddiga miisaaniyadda, maaliyadda, qorsheynta, iskaashiga caalamiga ah iyo la xisaabtanka hay’adaha dowladda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan).

Intaasi ka dib Xildhibaano ka tirsan mudanayaasha labada Aqal ayaa aragtiyadooda ka dhiibtay Akhrinta labaad ee warbixinta miisaaniyad sanadeedkii 2024, iyadoo sidoo kale su’aalo ka weydiiyey wasiirka wasaaradda maaliyadda Mudane Biixi Iimaan Cige oo kulanka joogay.

Intaasi ka dib Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo kulanka soo xiray ayaa faray guddiyada maaliyadda ee Baarlamaanka laabdiisa Aqal in ay kusoo daraan doodaha iyo aragtiyada Xildhibaanadda oo ay soo diyaariyaan Akhrinta sedaxaad dibna golaha ugu soo celiyaan si Akhrinta sedaxaad loo marsiiyo.

Previous Post

Doomo ay la socdeen Tahriibayaal oo ku degtay Xeebaha Liibiya.

Next Post

Shirkadda Hormuud oo ku guuleysatay abaalmarinta AfriSAFE

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Shirkadda Hormuud oo ku guuleysatay abaalmarinta AfriSAFE

Shirkadda Hormuud oo ku guuleysatay abaalmarinta AfriSAFE

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable