• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Shirkadda Hormuud oo ku guuleysatay abaalmarinta AfriSAFE

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 18, 2025
in wararka gudaha
0
Shirkadda Hormuud oo ku guuleysatay abaalmarinta AfriSAFE
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shirkadda Hormuud Telecom ayaa ku guuleysatey Abaalmarinta AfriSAFE ee shirkadda Isgaarsiinta Sannadka, taas oo lagu guddoonsiiyay Shirweynaha Badbaadada Afrika oo ka dhacay magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Abaalmarintan ayey shirkadda ku muteysatey xaqiijinta bedqabka shaqaalaha iyo macaamiisha, dhiirrigelinta iyo xuquuqsiinta shaqaalaha shirkadda, iyo kaalinta ay ka qaadatay ilaalinta deegaanka, hirgelinta nidaamyada casriga ah ee badbaadada, bixinta adeegyo casri ah oo la isku halleyn karo, iyo doorka hoggaamineed ee ay ka qaadatay samafalka iyo horumarinta nolosha bulshada Soomaaliyeed.

Waa guul taariikhi ah oo ay Hormuud dadka iyo dalka Soomaaliyeed uga soo hoyday abaalmarintan oo ay ku tartameen shirkadaha isgaarsiinta ee ugu waaweyn Afrika.

Previous Post

Baarlamaanka oo fadhigii labaad ka yeeshay xisaab xirka maaliyadeed ee sanadkii 2024

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay heshiiska Congo DRC iyo jabhadda M23

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable