• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home Blog

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jiray Iskuulka Hoose, dhexe iyo Sare ee Waxara-Cadde.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 12, 2025
in Blog, wararka gudaha
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jiray Iskuulka Hoose, dhexe iyo Sare ee Waxara-Cadde.
0
SHARES
6
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta tagay degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir,isagoo xarigga ka jaray mashruuc ballaaran oo la xiriira waxbarasho lacag la’aan ah.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Hilwaa iyo xubno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabdda daahfurka Iskuulka hoose, dhexe iyo sare ee Waxara-Cadde.

Gudoomiye Muungaab ayaa balan qaaday in iskuulka loo diyaariyay macalimiin iyo agab waxbarasho oo ay fursadan uga faaiideynayaan bulshada ku nool degmada Hilwaa.

“Iskuulka Waxara-Cadde ilaa 30-sano dib looma howlgalin,maanta ayaan dib u howlgalinay” Gudoomiye Muungaab.

Previous Post

Guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabilay guddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Waqooyi Bari

Next Post

Trump iyo El-Sisi oo Guddoomineya berri Shir Caalami ah oo Lagu Xallinayo Dagaalka Qasa.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable