• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Kulanka Ganacsade Sheekh Axmed Nuur Cali Jimcaale iyo Dhaqanka Soomaaliyeed

Somali Cable TV by Somali Cable TV
April 29, 2026
in wararka gudaha
0
Kulanka Ganacsade Sheekh Axmed Nuur Cali Jimcaale iyo Dhaqanka Soomaaliyeed
0
SHARES
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad qado sharaf iyo soo dhoweyn ah oo uu sameeyey Sh Axmed-Nur Ali Jimale, taas oo loogu talagalay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee maalmahan ku sugnaa magaalada.

Odayaasha dhaqanka ee lagu casuumay kulankan ayaa ka kala yimid gobollada dalka Soomaaliya, iyo sidoo kale deegaannada Soomaalida ee ku yaalla Itoobiya iyo Kenya. Intii uu socday kulanka qadada, waxaa la is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan muhiimadda iyo doorka dhaqanka Soomaaliyeed, iyadoo si gaar ah loo xusay kaalinta hoggaanka dhaqanku ku leeyihiin nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada.

Dhankiisa, Sh Axmed-Nur Ali Jimale oo halkaas ka hadlay, ayaa uga mahadceliyey odayaasha aqbalidda casuumaadda, isagoo carrabka ku adkeeyey kaalinta muhiimka ah ee ay dhaqanku ku leeyihiin nabadeynta, islaaxinta iyo mideynta bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray Baydhabo

Next Post

Madaxtooyada Soomaaliya oo Casuumaad u dirtay Mucaaradka iyo Shir wadatashi oo la iclaamiyay.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable