• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Shirkadda Hormuud oo abaalmarisay arday wax ku baratay dalka Ingariiska

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 27, 2025
in wararka gudaha
0
Shirkadda Hormuud oo abaalmarisay arday wax ku baratay dalka Ingariiska
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa sannadkii 5ᵃᵃᵈ oo xiriir ah taabbagelisay, munaasabad ka dhacday magaalada London oo abaalmarinno lagu guddoonsiiyay ardayda sannadkan 2025 ka qalinjabisay, kaalmaha horena ka gashay Jaamacadaha dalka Ingriiska.

Munaasabadda waxaa ka soo qaybgalay Danjiraha Soomaaliya ee Ingiriiska Cabdulqaadir Cabdi Xaashi, Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka deegaanka Kensington iyo Bayswater, ahna Xoghayaha Gaarka ah ee Baarlamaanka, Joe Powell, Duqa Degmada Boqortooyada Kensington iyo Chelsea, Tom Bennett, Hoggaamiyaha Xildhibaanada Xisbiga Shaqaalaha ee Degmada Kensington iyo Chelsea, Kasim Ali, James Small-Edwards oo ah xubin ka tirsan Golaha London, iyo masuuliyiin sare oo ka socotay shirkada Hormuud.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ingiriiska ayaa abaalmarin mahadnaq ah guddoonsiisay Hormuud Telecom, waxayna ku bogaadiyeen kaalinta taabbagelineed ee shirkaddu ka qaadatay munaasabadaan iyo sida ay Hormuud Telecom u dhiirrigeliso guulaha dhallinyarada Soomaaliyeed, una taageerto horumarkooda meel kasta oo ay ka joogaan caalamka.

Previous Post

Maxey ka dhigan tahay Labada Gaari ee Imaaraadka Carabta ku wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir?

Next Post

London Hosts the 5th British-Somali Global Graduation Ceremony 2025.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable