• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Trump oo diiday aqoonsiga Somaliland kadib tallaabadii Israa’iil

Somali Cable TV by Somali Cable TV
December 27, 2025
in wararka gudaha
0
Trump oo diiday aqoonsiga Somaliland kadib tallaabadii Israa’iil
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u sheegay wargeyska The New York Post inuusan diyaar u ahayn in uu aqoonsado Somaliland, kaddib markii Israa’iil ay shalay ku dhawaaqday inay si buuxda u aqoonsatay maamulka Somaliland.

Wargeyska Times of Israel ayaa isna qoray in Trump uu sheegay inuusan raaci doonin go’aanka Israa’iil, balse uu “daraasayn doono”

Go’aanka Israa’iil ayaa si ballaaran loogu diiday fagaarayaasha caalamka, iyadoo ay ka horyimaadeen Jaamacadda Carabta, Golaha Iskaashiga Khaliijka, Midowga Afrika, Turkiga, Shiinaha iyo dalal kale.

Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo aan iyaduna aqoonsan Israa’iil, ayaa si cad u diidday tallaabadaas, kuna tilmaantay mid lid ku ah madaxbannaanida iyo midnimada Soomaaliya.

Hadallada ka soo yeeray Trump ayaa hoos u dhigay culeyskii siyaasadeed ee ka dhashay aqoonsigii Israa’iil ee Somaliland, iyo saameyntii suurtagalka ahayd ee uu ku yeelan lahaa amniga Gobolka Geeska Afrika.

Dowladaha iyo ururrada diiday aqoonsiga ayaa ku dooday in tallaabadaasi ay ka hor imanayso qaanuunka caalamiga ah iyo xeerarka diblumaasiyadda, isla markaana ay khatar ku tahay xasilloonida gobolka.

Previous Post

Maxey ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Hogaamiyeyaasah Bariga iyo Geeska Afrika?

Next Post

Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo khadka Telefoonka kuwa hadlay

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable