• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Xubin Sare oo ka tirsanaa Kooxda AS oo lagu dilay degmada Mahadaay.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 1, 2025
in wararka gudaha
0
Xubin Sare oo ka tirsanaa Kooxda AS oo lagu dilay degmada Mahadaay.
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidanka deegaanka ee ka howlgala degmada Mahadaay ayaa la sheegay in hawlgal qorsheysan ay ku dileen xubin sare oo ka tirsanaa kooxda AS, una qaabilsanaa deegaanka Ciid Ciidka Jeembilow ee Gobolka Shabeellada Dhexe.

Ciidanka deegaanka ayaa qaaday weerar qorsheysan iyagoo beegsaday fariisin AS ay ku lahaayeen deegaankaasi, waxaana la sheegay in ay ku dileen howlgalka Muxudiin Xasan oo AS ugu magacownaa deegaanka Ciid Ciidka  Jeeembilow iyo ilaaladiisa.

Sidoo kale Ciidanka deegaanka ayaa soo furtay laba qori oo AK-47 ah iyo saanad kale oo ciidan oo ay wateen AS.

Previous Post

Golfyare oo lagu wareejiay Xilka Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada

Next Post

Xog sir ah: Imaaraadka Carabta oo Bosaaso ka wado Howlgal Qarsoon oo lagu Taageerayo Dagaalka Suudaan.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable