• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed?

Somali Cable TV by Somali Cable TV
April 16, 2026
in wararka gudaha
0
Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed?
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hoggaamiyaha ku meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay xaaladda guud ee ka jirta deegaannada Koonfur Galbeed.

Shirka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha amniga, doorashooyinka, xaaladaha bini’aadantinimo iyo dadaallada horumarineed ee ka socda deeganada koonfur galbeed.

Hogaamiye Jabriil iyo Golaha Wasiirada ayaa shirka Golaha Wasiirada kaso saaray Awaamiir ku saabsan xaalada guud ee deeganada koonfur Galbeed.

1-Buun-BuuninFalalka Guracan ee Khawaariijta.

Golahu waxa uu isku raacay In aan Afhayeen loo noqonnin khawaarijta ee la buun buunin Ficiladooda Guracan.

2- Xad gudubka Madaxa Qaranka

Golahu waxa uu isla gartay in madaxda qaranka aan la aglagaadayn karin Qiyamkooda, maadaama ay Xambaarsan yihiin Mas’uuliyad Qaran.

3-Xakamaynta Hubka Magaalada.

Golahu waxaa isku Raaceen in wax hub ah lagu dhexwadan karin Magaalada Dhexdeeda oo aan ka aheyn kuwa Lagu Sugayo Amniga Magaalada iyo kuwa lagu ilaaliyo Madaxda dowlada

4-Xisbiyada Tartamayo

Golahu waxee isla Fahmeen in Xisbiyada Tartamaya ay Sameysan karaan Olalahooda siyaasadeed, iyagoo wargelindoono Hay’addaha Amniga si looga wada Shaqeeyo Amniga iyo Nabad-gelyada Magaalada.

Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku adkeeyay xubnaha golaha wasiirada in la dardargeliyo shaqooyinka muhiimka ah ee u adeegaya shacabka, isla markaana la xoojiyo iskaashiga hay’adaha dowladda si loo gaaro xasillooni iyo horumar waara.

Previous Post

Siyaasiga caanka ah ee dalka South Africa, Julius Malema oo Xabsi lagu xukumay

Next Post

Dhaqangelinta ka dhanka ah shaqada sharci darrada ah ayaa kor u kacday.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable