Dhaqangelinta ka dhanka ah shaqada sharci darrada ah ayaa kor u kacday.
2025 waxa uu ahaa sanadkii ugu sareeyay ee la diiwaan galiyay hawlo shaqo oo sharci daro ah iyada oo in ka badan 9,000 la xidhay iyo 12,800 oo booqasho ah oo laga sameeyay UK.
Ku shaqaynta si sharci darro ah – ha ahaato ku joogista fiisaha, jebinta shuruudaha fiisaha, ama joogitaanka dalka si sharci darro ah – waa dembi.










