• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Baarlamaanka Soomaaliya oo dood ka yeeshay miisaaniyada 2026

Somali Cable TV by Somali Cable TV
December 22, 2025
in wararka gudaha
0
Baarlamaanka Soomaaliya oo dood ka yeeshay miisaaniyada 2026
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guntanka ama kooramka kulanka wadajirka ah oo ku furmay 169-Xildhibaan, ayaa ajendihiisu waxa uu ahaa akhrinta labaad ee Xeerka Qoondada Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2026, waxaan akhrinta labaad ee warbixinta miisaaniyadda mudanayaasha labada aqal u akhriyey guddoomiye kuxigeenka Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Haaruun Cabdullaahi.

Intaasi ka dib, kulanka oo ay ku sugnaayeen mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda ayaa Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka waxa ay su’aalo ku saabsan miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2026, kororka ku yimid iyo meelaha loogu talo galey weydiiyeen mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kulanka soo xiray ayaa faray guddiyada maaliyadda ee labada aqal in ay soo diyaariyaan akhrinta sedaxaad ee miisaaniyadda iyagoo kusoo daraya dooda iyo aragtiyada Xildhibaanada, dibna Golaha ugu soo celiyaan si akhrinta sedaxaad loo marsiiyo.

Previous Post

Miisaaniyada maamulka Gobolka Banaadir oo la ansixiyay

Next Post

Heegan la galiyay adeega Gurmadka degdega ee Gobolka Banaadir

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable