• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Miisaaniyada maamulka Gobolka Banaadir oo la ansixiyay

Somali Cable TV by Somali Cable TV
December 22, 2025
in wararka gudaha
0
Miisaaniyada maamulka Gobolka Banaadir oo la ansixiyay
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah guddoomiyey kulan lagu ansixinayay miisaaniyadda sanadka 2026 ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin sare iyo daneeyayaal kala duwan, ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey miisaaniyad dhan $63,845,852.99 (Saddex iyo lixdan milyan, sideed boqol afartan iyo shan kun, sideed boqol konton iyo laba doolar iyo sagaashan iyo sagaal senti), taas oo loo qorsheeyey hirgelinta barnaamijyo horumarineed oo wax-ku-ool ah, kuwaas oo diiradda saaraya baahiyaha aasaasiga ah ee bulshada ku dhaqan caasimadda.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeennada Maamulka iyo Maaliyadda, Hawlaha Guud, Arrimaha Bulshada, Xoghayaha Guud, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka, xubno ka socday Wasaaradda Maaliyadda, Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Agaasimeyaasha waaxyaha kala duwan ee Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka ansixinta miisaaniyadda oo ay xaadireen 46 xubnood, ayaa waxaa ansixinta oggolaaday 45, halka hal xubin ay diidday.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in mudnaanta koowaad ee miisaaniyadda sanadka cusub la siinayo dhismaha kaabayaasha bulshada, oo ay ka mid yihiin waddooyinka, biyo-mareennada, adeegyada caafimaadka, waxbarashada iyo guud ahaan daryeelka bulshada, si loo xaqiijiyo horumar waara iyo nolol ka wanaagsan tan hadda jirta.

Previous Post

Sheekh Shariif oo magaalada Kismaayo kula kulmay Dhalinyaro

Next Post

Baarlamaanka Soomaaliya oo dood ka yeeshay miisaaniyada 2026

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Baarlamaanka Soomaaliya oo dood ka yeeshay miisaaniyada 2026

Baarlamaanka Soomaaliya oo dood ka yeeshay miisaaniyada 2026

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable