• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay doorashooyinkii laga qabtay Hirshabeelle iyo Galmudug.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 3, 2026
in wararka gudaha
0
Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay doorashooyinkii laga qabtay Hirshabeelle iyo Galmudug.
0
SHARES
9
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sheekh Cali Wajiis oo lagu tiriyo Culimada taageersan aragtida dowladda Federalka ayaa Wareysi uu siiyay Somali Cable waxa uu kaga hadlay arrimo ay kamid yihiin doorashooyinka qof iyo codka ah ee laga qabtay maamul Goboleedyada qaar.

Doorashadii dhacday 30-September ee laga qabtay Hirshabeelle iyo Galmudug ayuu soo hadal qaaday Sheekha, isagoo bogaadiyay in Go’aanka masiiriga loo dhaweeyo shacabka.

Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay ka baxeyso marxalad fowdo ah una guureyso nidaam dowladnimo iyo doorashooyin toos ah.

Previous Post

Guddoomiye Jaamac oo Shir Gudoomiyay Kulanka Guddonka Baarlamaanada Bulshada Bariga Afrika.

Next Post

Maxey ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Masar?

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026
Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

October 17, 2026
Sheekh Shariif oo Go’aan kasoo saaray jadwalka cusub ee Doorashada

October 15, 2026
Xafiiska Raisul Wasaare Xamsa oo soo dhaweeyay jadwalka doorashada heer Federal

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026
Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

October 17, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable