• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home Blog

Xildhibaan Jeesoow oo Difaacay Lafta Gareen.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
September 28, 2026
in Blog, wararka gudaha
0
Xildhibaan Jeesoow oo Difaacay Lafta Gareen.
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah Baarlamaanka 11-aad ayaa ka hadlay xiisada ka taagan Baydhabo, isagoo sheegay in wixii uu ka digay ay ka dhaceen Koonfur Galbeed.

Waxa uu ka hadlay Diyaarad Drone-ah oo markii ugu horreysay ay adeegsadeen Ciidanka Lafta Gareen, isagoo sheegay in dowladda Federalka ay horay Diyaarad ugu adeegsatay Dagaalka ka dhanka ah garabka Lafta Gareen.

Xildhibaan Jeesoow ayaa dhinaca kale ka difaay eedeynta ah in ay la socdaan Shabaab oo ay safka ku wada jiraan kooxda Alshabaab iyo Garabka Lafta Gareen waxaana uu yiri “Baydhabo waxaa weeraray Cabdicasiis Lafta Gareen”

Previous Post

Lafta Gareen Walaalkiis oo ka hadlay Dagaalka Baydhabo

Next Post

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Shir-guddoomiyay Kulanka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026
Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

October 17, 2026
Sheekh Shariif oo Go’aan kasoo saaray jadwalka cusub ee Doorashada

October 15, 2026
Xafiiska Raisul Wasaare Xamsa oo soo dhaweeyay jadwalka doorashada heer Federal

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026
Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

October 17, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable